Xisbiga Jamhuuriga oo guuldaro culus kala caraabay doorashadii Mareykanka

Xisbiga Madaxweynaha Mareykanka ee Dimuqraadiga ayaa sii haysan doona maamulka Aqalka Sare ee Senate-ka, kadib doorashada xilliga dhexe oo ay ka soo baxday natiijo meesha ka saartay saadaashii aheyd in xisbiga Jamhuurigu uu la wareegi doono labada aqal ee kongareeska. Doorashooyinka xilliga dhexe ayaa caadiyan waxa ay yihiin kuwa ay dharaaxo kasoo gaarto xisbiga talada … Continue reading Xisbiga Jamhuuriga oo guuldaro culus kala caraabay doorashadii Mareykanka